Allah ha u naxariiste Cabdi Xaaji GOOBDOON oo geeriyoodey

Allah ha u naxariisto Macallin Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa ku geeriyooday subaxnimadii høre ee saaka Isbitaalka Darul-Shiffa ee  magaalada Mogadishu.

Marxuumka ayaa aha rug cada dhinaca Saxaafadeedda isagoo ka soo shaqeeyay warbaahintii dalka, wuxuu sidoo kale noqday Agaasimaha wasaaradda shaqada iyo ispoortiga iyo wariyaha gaarka ah ee Madaxweynahii hore Soomaaliya AUN Maxamed Siyaad Barre.

Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa dhowaan qoray buug u aabihiis AUN Xaaji Maxamed ka diyaariyayoo cinwaankiisa yahay “Agoonkii Alle Talo Saartay.”
image

Sirqarsoon@gmail.com

Geeridu waa xaq qof kastana waa dhiman, Allah ha u Naxariisto Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon,  samir iyo imaana allah ha ka siiyo ehelkiisa, Bahda Saxaafada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s