Boosaaso banaanbax looga soo horjeedo Gaas iyo dagaalo ka dhacay magaalada (Daawo)

Saaka waxaa Booosaaso ka billowday mudaaharado looga soo horjeedo Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas, kuwaas oo shacabka deegaanku kaga cabanayaan dulmiga iyo xaqdarrada deegaanka ka jirta.

Ciidanka horjooge Cabdiwali gaas ayaa shacabkii sidaa nabada ah u banaanbaxayay ugu bedelay rasaas, sidoo kalena dilay dad shacab ah oo u badan haween iyo caruur, halka qaar kalena la dhaawacay.

 

Magaalada xilligan waxaa ka jira dagaal u dhaxeeya koox la baxday danwadaag iyo ilaalada  horjooge Cabdiwali Gaas oo isagu magaalada ku sugan.

 

 

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s