Ganacsade lagu dilay magaalada Boosaaso

Waxaa fiidnimadii caawa goobtiisa ganacsi ee magaalada Boosaaso lagu dilay ganacsade lagu magacaabi jiray Xirsi Aduunyo.

Sidaa u sirqarsoon u sheegay mid ka mid ah shaqaalaha goobta ganacsi ee lagu dilay Xirsi Aduunyo waxaa dilka gaystay rag ku lebisan dareeska ciidanka ka oo dhan 11 nin. Kuwaas oo watay gaari kuwa taarikada dowladdu ku taallo.

Ganacsadaha la dilay ayaa qaraabo dhow la aha Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas, waxaana u aha ninka iska leh Xalwo Hilaal oo ahayd goobta lagu dilay caawa waana agagaarka Jaamacadda bariga Afrika.

Ciidanka Puntland ayaa shalay sidaan oo kale agagaarka Afar irdood ee magaalada Boosaaso ku toogtay Taliye ciidan oo lagu magacaabo Cabdi Gaacshe ibraahim Garagaro.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s