40% Dadka Soomaaliya jooga waxay u baahan yahiin gargaar binu aadanimo.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 40% afartan boqolkiiba dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin gargaar cunto, abaarta ka jirta Soomaaliya awgeed dadku waxay u baahan yahiin gargaar degdeg ah waxana soo food saartay cuno yari.

Qaramadda midoobay waxaa ay sheegtay in loo baahan yahay 800 siddeed boqol oo milyan oo dollar. taas oo noqon gargaarka dadkaasi u baahan yahiin.Sirqarsoon+Wakaaladdaha wararka.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s