Wasiir hore oo Muqadisho lagu dilay

Allah ha u naxariiste waxaa magaalada Muqadisho maanta gaarigiisa qarax loogu xiray ku xigeenkii wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya Muxuyadiin Maxamed Ibraahim, dilka ayaa waxaa si kulul u cambaareeyey dowladda Soomaaliya oo ku tilmaaamtay weerar argagaxiso.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa sheegay in kooxaha dilka gaystay la hor keeni doono maxkamadda caddaalada, isagoo ku tilmaamay Marxuumka nin hawlkar ah oo qaranka Soomaaliyeed u soo shaqeeyey.

Muxuyadiin ayaa ahaa wasiir ku xigeenkii gaashaandhiga dowladdi Imbagaati ee Cabdullahi Yusuf Yey Madaxweynaha ka ahaa.

 

 

Sirqarsoon@Gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s