Degmooyinka Puntland oo shir ku leh Addis Ababa

Madaxda degmooyinka Puntland ayaa shir uga socda dalka Itoobiya, Shirka ayaa diirrada lagu saaraya sidii loo mideyn lahaa degmooyinka Puntland iyo kuwa Itoobiya.

Warar hoose oo Sirqarsoon heshay ayaaa sheegaya in Puntland damacsan tahay inay ku biirto dowladda federaalka ah ee Itoobiya kaddib saluug uga yimid dhinaca dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Itoobiya ayaa ahayd saaxiibka Puntland tan iyo markii Cabdullahi Yusuf u aasasay ururkii SSDF ee dagaalada kula jiray dowladdii Madaxweyne Siyaad barre.

 

Sirqarsoon.com

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s