Camey oo sheegay in Puntland ka qaybgalin shirka Turkey

Ku xigeenka Horjoogaha Puntland Cabdixakiim Camey oo maanta soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegay in maamulka Puntland u ka qaybgalay shirka wada’tashiga ee ku soo dhammaaday magaalada Istanbul ee dalka Turkey.

cameeyCabdixakiim Camey dhinaca kale dhaliilay shirka isagoo sheegay inuu yahay mid sii kala fogeynaya shacabka Soomaaliyeed nabadana geed dheer ku laalaya.

Wasiirka Isboortiga Puntland ayaa xalay u sheegay in Puntland shirka aysan ka qaybgalayn isagoo sheegay inuu u yimmid keliya arrimo la xidhiidha dhallinyarada. balse hadalka ku xigeenka horjoogaha ayaa noqon mid beenin hadalka Wasiirka.

Dad badan ayaa leh Puntland xaaladeeda siyaasadeed waa mid aan fadhin madama kala hadalka siyaasiyiinta deegaankaasi muddooyinkan dambe yahay mid aad u soo badanaya.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s