Fanaanada Fartuun Cumar oo joojisay fanka

Fanaanada Fartuun Cumar ayaa muuqaal ay soo dhigtay boggeeda Facebook ku sheegtay inay joojisay gebi ahaanba fanka. Fartuun ayaa tidhi “Waan ka Toowbad keenay fanka, madama aan noqday qof Family leh.”

Muddo yar ka hor ayaa fanaanadu sawir ay uur leedahay ku soo bandhigtay Facebuugeeda taas oo ka yaabisay taageerayaasheeda. 

Fartuun Cumar ayaa ka mod ah xiddigaha waqtiyadan dambe aad ka u soo caanbaxay, heesahoodana aad loo dhegeysato. 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s