Beerta Nabada oo la weeraray

Qaraxyo iyo rasaas la is dhaafsanayo ayaa ka socota beerta Nabada ee magaalada Mogdishu. 

Beertan ayaa waxaa u Daawasho taga maalmaha Khamiista iyo Jimcaha shacab fara badan oo Soomaaliy kuwaas oo shaqooyinka nasiino ka qaata.

Illaa hadda lama ogsoona khasaaraha rasmiga ah ee dhacay iyadoo weli kooxaha weerarka geystay gudaha ugu jiraan Beerta Nabada.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s