Nin Soomaaliya, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa oo mukeef ku qarxay

Wararka ka imanayaa dalka Sucuudiga ayaa sheegaya in nin Soomaaliya oo lagu magacaabo Faarax, Xaaskiisa iyo
Carruurtiisa geeriyoodeen kaddib markii u ku qarxay mukeef ama qaboojiye.

Qoyska ayaa degana magaalada jiddah ee dalka Sucuudiga waxayna arrintan dhacday shalay oo Sabti ah 27 bisha Feb 2016.

Sidaas waxaa xaqiijiyay Afhayeenka difaaca madaniga ah Col. Siciid Sarxaan ayaa xaqiijiyey geerida qoyskan.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s