Cabdiwali Gaas oo sheegay in Puntland deegaan wax lagu qaybsado.

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa sheegay in Puntland hab deegaan wax lagu qabsado isagoo inkiray nidaam qabiileedka dastuurka Puntland ku yaalla ee wax lagu qabsado taasi oo dad badan ku noqotay wax la yaab leh.

Hadalka Gaas ayaa u muuqday mid waxba kama jiraan ku tilmaamaya wixii isaga lagu doortay oo aha hab qabiil oo baarlamaanka Puntland ku dhisan yahay.

Dad badan ayaa hadalka Cabdiwali Gaas horjoogaha Puntland ku tilmaamay wax lagu qoslo madama uusan ahayn hadal ka yimmid maskax fiyow oo fekerin.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s