Qaraxyadii Baydhabo

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku geeriyootay qaraxyadii magaalada Baydhabo ka dhacay shalay, in ka badan 65 qofna waa ku dhaawacmeen. Qaraxyada ayaa aha gaari waxyabaha qarxa lagu soo xiray iyo shaqsi naftiisa haligay sidaa u wakaaladda wararka AFP u sheegay guddoomiyaha gobolka Bay Cabdirashiid Cabdullahi.

QaraxQaraxa hore ayaa aha mid gaari walxaha qarxa lagu soo xiray, halka marka dambena u shaqsi naftiisa haligay u is qarxiyay.

Waxaa u ku soo beegmaya Qaraxa shalay (28 Bisha FEB) labo maalin kaddib qaraxii magaalada Muqdisho (26 Bishan) oo ay ku dhinteen in ka badan 25 qof.

Maamulka magaalada Baydhabo waxay sheegin inay qaraxyada dad u qabqabteen, Kooxda Alshabaab ayaa inta badan ah kuwa sheegta qaraxyada iyo dilalka shacabka Soomaaliyeed loo gaysto in kastoo mararka qaar ficilo aysan iyagu gaysan xiita yahiin kuwa jecel inay dusha iska saaran si aay u muujiyan inay awood weli leeyahii.

Shacabka Soomaalida ayaa qaba dilalka iyo qaraxyada dalka ka dhacaya in alshabaab keliya aysan ka dambeyn balse ay jiraan shaqsiyaad ama dalal kale oo ku lug leh.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s