Sicir bararka Puntland oo gaaray meeshii ugu xumeyd.

Kaddib markii maamulka Puntland u soo daabacay lacago shillin Soomaaliya oo cusub ayaa deegaaanka dadka ku nool waxaa soo wajahay sicir barar xoog leh kaasi oo gaaray meeshii ugu xumeyd abid.

Halka dollar ayaa lagu kala bedelanayaa lacag dhan 25,000 halka meelaha qaar u ka yahay 26,000 Shillin Soomaali ah. sidoo kale maciishada ayaa ah mid halkeedii aan ka dhaqaaqin oo awalba qaali ahayd.

Sicir bararkan ayaa waxaa u sabab ah kaddib markii maamulka Puntland dhowaan u soo samaystay lacago faalso ah. taasi oo cirka ku shareertay shillin Soomaaligii oo awalba aha mid qiimmo beelay.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s