Ahlu-Sunna oo la wareegtay Duusamareeb

Kaddib dagaal kharaar oo dhexmaray Ahlu-Sunna Waljameeca iyo sargaal høre uga tirsana ciidanka dowladda Soomaaliya balse markii dambe
Ahlu-Sunna ku biiray Liibaan Madaxweyne ayaa ugu dambeyn soo afjarmay. 

Dagaalka oo sababay khasaare Naf iyo maalba leh ayna ku dhinteen in ka badan 14 qof tiro intaa ka badana ku dhaawacmeen laguna qabtay sargaalkii hoggaaminayay ciidanka Ahlu-Sunna ka soo horjeeday isagoo dhaawac ah.

Kooxda Ahlu-Sunna ayaa ku eedeyey dagaalka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug.

Xaaladda magaalada ayaa xilligan degan in kastoo weli ay jirto cabsi xooggan.

image

image

image

image

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s