Dowladda Jabuuti oo looga adkaaday dacwadii Booreh

Dacwad socotay muddo lix sanno ah ayuu maanta ugu dambeyn ku guuleystay Ganacsade Cabdiraxmaan Booreh. Isagoo kaga guuleystay dacwada oo ka dhacaysay dalka Ingiriiska dowladda
Jabuuti ee u hoggaamiyo Ismaaciil Cumar Geelle.

Booreh ayaa BBC u sheegay inuu ku faraxsan yahay guusha, isagoo ku tilmaamay mid dhammaan guul u ah Shacabka dulman iyo dadka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Jabuuti.

Mar la weydiiyey inuu doorashada dalka Jabuuti ka qaybgalin ayuu sheegay in doorasho xalaala aysan ka dhacayn halkaas balse ay tahay mid Taliska meesha ka taliya ku shuban sidii caadada u ahayd siduu hadalka u yidhi.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s