Wasiir Odowaa oo ka qaybgalayaa shirka wasiirada arrimaha gudaha ee dalalka Carabta.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Odowaa ayaa ka qaybgalayaa shirka wasiirada arrimaha gudaha ee dalalka Carbeed oo ka socda xilligan
Tuunisiya.

Shirka ayaa ah mid looga wada hadlayo xaaladdaha deegaanka Carbeed, Argagaxisada iyo iskaashiga arrimaha la xidhiidha dambiyada culus ee ka dhaca dhulka Carbeed.

Muhiimada shirka ayaa noqon doonta isku taageerida dalalka carbeed Ammaanka iyo nabadgelyada.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s