Xasan Xanafi oo dil lagu xukumay

Maxkamada darajadaee ciidamada qalabka sida Soomaaliya, ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heystay Xasan Xanafi Xaaji oo ka tirsanaa
maleeshiyaadka looxda nabad diidka ah ee Al-shabab kaas oo ka dambeeyay dilka wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo lagu diley magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa sheegay in markii ay qaadiyaasha maxkamadda ay arkeen cadeymaha la horkeenay in markhaatiyaashii ku marag furey eedeysanaha ay ku xukuntay dil toogasho ah gacan ku dhiigle, Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan.

Gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute, ayaa sidoo kale sheegay in Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan uu ka dambeeyya dilka wariyeyaasha kala ah; Mahad Axmed Cilmi, Cali Iimaan Sharmaake, Saciid Tahliil Axmed, Mukhtaar Maxamed Hiraabe,Sheekh Nuur Abkeey  iyo kuwo kale

image

Radio Muqdisho

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s