Jaalliyadda Puntland ee dalka Maraykanka oo taageeray 4.5

Madal wayn oo Jaalliyadda Puntland ee dalka Maraykanku ku qabsadeen magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa lagu taageeray hanaanka
4.5 ee dowladda Soomaaliya go’aamisay in dalka lagu sii maamulo taas oo maamul gobolleedka Puntland ka soo horjeestay.

Kulanka lagu taageerayay 4.5 ee dalka Maraykanka ka dhacay ayaa qabsoomay iyadoo U dalka joogo Cabdiwali Gaas oo xaaskiisa iyo ilmahiisa soo booqday kuwaas oo Maraykanka ugu nool.

Taageerida Jaalliyadda ee hanaanka 4.5 ayaa dhabarjab ku ah Horjooge Cabdiwali Gaas, iyadoo madasha ay ka soo qaybgaleen dad magac wayn ku leh Puntland iyo bulshada Soomaaliyeed.

Xubnaha ka soo qaybgalay ayaa waxaa ka mid ahaa. MUUSE XAAJI ABEES, AFHAYEENKA JAALLIYADDA GOBOLKA BARI EE WAQOOYIGA AMERIKA SAKARIYE XAAJI SICIID, WARIYE CALI XARAARE, QORAA SACDIYO SALAAD Iyo dad kale oo aad u tiri badan.

image

image

image

image

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s