Cabdiwali Gaas oo aflagaadeeyey dalka Soomaaliya iyo bulshada Puntland (Daawo)

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas oo la hadlayay jaalliyadda Soomaalida ee Canada ayaa aflagaado iyo cay qaawan kala dul dhacay dalka
Soomaaliya isagoo ku tilmaamay dal qurun yaallo sidoo kalena sheegay in xumaan taallo.

Gaas ayaa sidoo kale sheegay in Puntland ay ku nool yahiin xilligan dad aan aqoon iyo hanti midna lahayn. Wuxuu ku sheegay dadka Puntland kuwa cayr ah halka u sheegay inaan aqoon oolin Puntland isagoon ka jawaabin waxaa taasi u sabab ah.

Ma aha markii ugu horreysay ee Gaas Aflagaado noocan ah U jeediyo dadka Puntland ee u hoggaanka u yahay.

Intuu xilka hayay Cabdiwali Gaas Puntland waxaa soo foodsaaray ammaan xumo, sicir barar iyo abaaro isagoo dhammaan ku guuldaraystay wax qabashadooda.

Yusuf Ali Adan
Yusufcali@hotmail.com

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s