Cabdi Waal ayaa Muqdisho la keenay

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde laga soo dejiyay Cabdi Nuur Siyaad oo ku magac dheera Cabdi-Waal kaas oo nabad sugida Soomaaliya ka soo qabtay dalka Kenya.

Cabdiwaal ayaa lagu eedeyn falal ammaan darro oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

 

Wuxuu ka mid aha Cabdiwaal hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho kaga dhawaaqay sanadkii 2006 isbahaysigii la dagaalanka argagixisada kuwaas oo markii dambe maxkamadaha islaamigu ka adkadeen. magaalada Muqdisho wuxuu ka baxsaday 2014 kaddib markii dowladdu ku eedeysay falal ammaan darro, wuxuuna tegey gobolka Galguduud halkaas oo u muddo ku sugnaa wuxuu qayb ka ahaa ururka Ahlu sunna waljameeca kaas oo ka soo horjeeda siyaasada dowladda ee xilligan.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s