Cabdiwali Gaas oo sheegay dadka Puntland inay doonayan waxqaybsi deegaan (Muuqaal)

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la hadlayay jaaliyadda dalka Maraykanka ayaa sheegay in dadwaynaha ku nool lix gobol oo Puntland ka mid ah doonayan waxqaybsi qaab deegaan ah.

12842641_129992754059393_517155886_o

Gaas ayaa sheegay in la tegey lix gobol dadka ku noolna 99% ay yiraahdeen waxaanu doonayna in deegaan wax lagu qaybsado.

Dhowaan ayay ahayd markii 600 oo shaqaalaha dowladda ka mid ah Cabdiwali Gaas isku keenay kuwaas oo sheegay inay 4.5 ka soo horjeedan.

 

Halkaa hoose ka daawo muuqaal.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s