Donald Trump ”Arsene Wenger ma tagi kartaa jahannamada.”

Murashaxa Madaxnimo ee xisbiga Jamhuuriga dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger

12790833_10153660202154864_3252904669218289476_nTrump oo sheegay inuu yahay taageeraha ugu wayn kooxda Arsenal ayaa ballan qaaday haddii tababare Arsene wenger u kooxda ka tago inuu bixin doono muddo konton sanno ah mushaharka macallinka cusub, wuxuu ku eedeyey Macallinka kooxda inuu meesha ka dhigtay gurrigiisa oo kale.

Sidoo kale Donald Trump ayaa sheegay inuu macallinkan kooxda ka dhigay mid koox waliba garaaci karto oo wuxuu la meel dhigay bac qafiifa.

Donald Trump ayaa ah murashaxa ugu cad cad inuu xisbiga Jamhuuriga u metelo doorashada sanadka 2016 dalka Maraykan ka dhici doonta.

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s