Hub Soomaaliya loo soo woday oo la qabtay (Sawiro)

Ciidanka badda dalka Ustaaraliya ayaa qabtay dooni hub u soo waday xeebaha Soomaaliya, in kasta oo aan la ogsoonen cida rasmiga ah ee hubka loo woday haddana waxaa la aaminsan yahay  in loo waday kooxda Alshabaab. hubka aha mid lagu soo farsameeyey dalka Ruushka.

Hubka la qabtay ayaa ahaa 1989 qoriga AK47, 100 gantaalada garabka laga tuuro ah, 49 BKM iyo 60 Hoobiye.

12803004_974027839311658_5366738457433845285_n 12832436_974027835978325_2528925672990042016_n

Markabka qabtay ayaa lagu magacaabaa HMS Darwin, waxana ay dawladda Ustaraaliya sheegtey in talaabadani ay qeyb ka tahay ka hortagga cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Dhawaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay shirkii Istanbul ayaa sheegey in cunaqabataynta ay tahay mid aanan hadda ka dib marmarsiimo lahayn, tahayna in la qaado.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s