Maraykanka oo dilay 150 xagjiriinta Alshabaab ah

Diyaaradaha aan duuliyihu wadin ee loo yaqaan droneka ee dalka Maraykanka ayaa ku dilay gudaha Soomaaliya in ka badan 150 dagaal yahan kadib markii ay bartilmaameedsadeen kooxda AlShabaab sida ay sheegayaan saraakiil ka tirsan waaxda difaaca Pentagon.

Afhayeenka Pentagon Captain Jeff Davis ayaa sheegay in duqaynta lala eegtay xarun lagu tababarayey maleeshiyaad ka tirsan kooxdaas wuxuuna ahaa weerarkaasi mid baaxad weyn oo la sii qorsheeyey.

 

A file photo taken on February 17, 2011 shows Islamist fighters loyal to Somalias Al-Qaida inspired al-Shebab group performing military drills at a village in Lower Shabelle region, some 25 kilometres outside Mogadishu.

“Waxaanu ogayn inay xerada ka baxayaan khatarna ku ahaayeen Maraykanka & Ciidamada Midowga Afrika” Ayuu ku sii daray hadalkiisa Captain Jeff Davis.

“Qiimaynta hordhaca ah waxay ku cabiraysaa 150 dagaalyahan oo argagixiso ah in halkaas lagu dilay” Ayuu sii raaciyey.

Wuxuu sheegay in duqayntu dhacday maalinimadii sabtida ayna la beegsadeen xarun maleeshiyadaas lagu tababari jiray oo 120 Mile (195) dhinaca woqooyi ka xigta caasimada Muqdisho laakiin ma magac dhabin goob cayiman

 

Shiine Culey

http://www.bbc.com/news/world-africa-35748986

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s