Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo ka baaqday kulan u Madaxweyne Obama la yeellan lahaa.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka baaqday kulan u la yeellan lahaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, sababta baqashada kulanka ayaa lagu sheegay jadwalka ra’iisul wasaaraha oo ciriiri ah.

Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Maraykanka Obama ayaa sheegay inay arrinta la yaab ku noqotay, warbaahintana ay ka maqleen warka oo aan la soo gaarsin dhinacooda.

http://edition.cnn.com/2016/03/07/politics/obama-netanyahu-meeting/index.html

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s