Alshabaab oo mar kale laga dilay dagaalyahano

Ugu yaraan 20 ka tirsan dagaalyananada Alshabaab ayaa lagu dilay weerar xalay diyaarado helikobtar ah ku qaadeen magaalada Awdheegle oo 50KM u dhanka galbeed ka xigta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Weerarka oo aha mid xilli habeenimo ah lagu qaaday kooxda ayuu BBC Soomaali u xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose Maxamed Aways Yarow.

diyaaradDowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay weerark

a fuliyeen ciidamo ajnabi ah in kastoo aan la sheegin dalka ay ka socdeen.

Afhayeen u hadlay Alshabaab Cabdicasiis Abu Muscab ayaa qirtay weerarka inuu yahay mid jira.

Wararka magaalada laga helayo ayaa sheegaya in tiro ka badan toban ciidanka Alshabaab ah maydadkooda lagu dhex arkay magaalada.

Maraykanka ayaa labo maalin ka hor sheegay inu alshabaab ka dilay in ka badan 100 askari, inkastoo shabaabku tirada ku sheegen mid ka badbadin ah.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s