Banaanbax looga soo horjeedo Horjooge Cabdiwali Gaas

Dadwaynaha Soomaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanada Puntland kuna dhaqan magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa lagu woda inay banaanbax looga soo horjeedo Caddaalad xumida iyo sinaan la’aanta Horjoogaha Maamul gobolleedka Puntland Cabdiwali Gaas ku qabtaan maalinta Jimcaha ah 11 Bisha maarso magaalada Minneapolis.

Dadka ayaa ah kuwa ka cabanayaa dulmiga iyo garsoor xumida deegaanka ka jirta, saami qaybsiga iyo weliba taageero loo muujin hanaanka 4.5 ee dowladda Soomaaliya qaadatay balse Horjooge Gaas iyo qoyskiisu ka soo horjeensadeen.

Banaanbaxa ayaa noqon doona midkii ugu horreeyey ee jaaliyadda Puntland ku qabtaan dalka Maraykanka ayna kaga soo horjeedan dulmiga 18 sanno jirsaday ee Puntland ka jira.

 

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s