Dhowr iyo labaatan sanno kaddib Maroodigii oo Soomaaliya ku soo laabtay

Kaddib muddo labaatan sanno ka badan oo dagaalo ka jireen Soomaaliya duurjoog badana ka qaxday ayaa xilligan lagu arkay qaybo ka mid ah deegaanada
Xuduuda dhinaca Kenya maroodi oo dadka dhulka ku nool ay ugu dambeysay muddo dheer.

Maroodiga ayaa ugu dambeeyey duurjoogta xilligan lagu arkay deegaanada Koonfurta fog ee Soomaaliya oo ay uga soo qaxeen dalka Kenya.

image

Duurjoog badan ayaa Soomaaliya ka qaxday kaddib dagaaladii dalka ka dhacay.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s