Wasiir soo bandhigay saddex qoddob oo Alshabaab looga guuleysan karo.

Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waraysi u siiyay raadiyo
Kulmiye ku soo bandhigay saddex qoddob oo u sheegay in looga guulaysan karo kooxda xagjirka ah ee Alshabaab.

Maareeye ayaa ku kala sheegay saddexda qodob.
1. Dhismaha iyo tayaynta ciidanka Mulatariga Soomaaliya iyo kuwa nabad sugida qaranka..
2. Wada shaqayn dhexmarta dowladda iyo dadwaynaha oo ku sabsan xogaha kooxda Alshabaab.
3. Culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed oo si cad u sheega fikraddaha khaldan ee kooxda si dhallinyarada aysan u khaldin.

Alshabaab waa koox argagaxiso nolol diid ah oo shacabka Soomaaliyeed xasuuq darran iyo dulmi ku hayaa kuwaas oo illaa hadda qaybo badan oo Koonfurta iyo Waqooyi bari Soomaaliya awood xooggan ku leh.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s