Sucuudiga oo biyo qabow ku shubay xiisadii Iiraan kala dhaxaysay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Saudi Adel al-Jubeir ayaa sheegay maalinimadii Arbacada 9-kii bishan maarso in dowladda Sucuudigu aysan waxba ka qabin furitaanka bog cusub oo xidhiidh u dhexeeya iyaga
(Sucuudiga) iyo Iiraan.

Wuxuu sheegay Wasiirku inay diyaar u yahiin heshiis iyadoo labada dhinac aan cidna dhexdhexaadin, balse shuruuda keliya ee u ku xidhay xidhiidh wanaagsan oo ku salaysan deris-wanaag ayuu ku sheegay Wasiirku “inay joojiso faragelinta arrimaha gudaha dadka kale” taasi oo loo fahmi karo Suuriya iyo waddama Khaliijka.

Sucuudiga ayaa gooyay xidhiidhka diblomaasiyadeed ee dalka Iiraan bishii January ee sannadkan kaddib markii dad caraysani weerareen safaaradda Tehran iyo qunsuliyadda Mashhad.

Xigasho – Huffpost.com
Turjumid – Yusuf Ali Adan

Sirqarsoon@gmail.com 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s