Japan Oo Soomaaliya ugu deeqday $38 Milyan oo dollar

Danjiraha dowladda Japan u fadhiya Soomaaliya Md. Tatsushi Terada ayaa sheegay maanta in dalkiisu Soomaaliya ku taageeri doono lacag dhan $38 Malyuun oo dollar. dowladda Japan ayaa sanadkii tegey Soomaaliya ku taageertay$48 Milyan.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in lacagta sanadkii hore lagu taageeray ya gaarsiisay gobollada dalka oo dhan.

Munaasibad ballaaran ayaa maanta Muqdisho lagu qabtay taasi oo wafadiga Japan ka socday ku shaaciyeen lacagta dhaqaalaha ah laguna kala saxiixday heshiiyo labada dowladdood u dhaxeeya oo hor leh.

 

 

Sirqarsoon@gmail.com

 

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s