Banaanbax looga soo horjeedo Cabdiwali Gaas

Banaanbaxyo looga soo horjeedo Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ka dhacay magaalada Minneapolis ee carriga Maraykanka.

Jaalliyadda Puntland ee dalka Maraykanka ayaa soo abaabulay Banaanbaxa oo aha mid looga soo horjeedo dulmiga deegaanada Puntland ka jira iyo hanaanka maamulka deegankaasi u shaqeeyo.

image

Dibadnaxayaasha ayaa ku qaylinayay Cabdiwali Gaas waa inaad xilka iskaga degta oo umadda ka hor leexata lana joojiya nidaamka qabiilaysiga ku dhisan ee Puntland ka jira.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s