Guddoomiyaha gobolka bari oo la sumeyey

Yusuf Maxamad Wacays Dheddo Guddoomiyahii gobolka Bari ayaa xaalad caafimaad ugu sugan dalka Hindiya iyadoo warar dheeraad oo ka soo baxayaa xaaladiisu ku warramayaan

in lagu sumeyey cuno.

image

Guddoomiyaha ayaa la siiyay cuno sun ah mar u ku sugnaa martiqaad beel ka mid ah beelaha gobolka Bari ku samaysay Hudheelka Panaroma.

Xaaladiisa ayaa xilligan la soo sheegaya inay dhaqtarada magaalada Delhi ee caasimadda dalka Hindiya la tacaalayaan.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s