Bom lagu weeraray dowladda Hoose ee Boosaaso

Wararka laga helaayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in bom nooca gacanta ah lagu weeraray xurunta dowladda Hoose ee
magaalada Boosaaso, illaa hadda khasaaraha rasmiga lama hayo inkastoo dhaawac jiro.

Ciidanka ayaa rasaas aan kala sooc lahayn furay kaddib markii weerarka lagu soo qaaday.

Sirqarsoon@gmail.com