Alshabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ciidan.

Kooxda Argagaxisada Alshabaab ayaa weerar ay ku qaadday Saldhig guutada 5-aad ee ciidanka Mulatariga Soomaaliya ku leeyihiin
Laanta Buuro ee gobolka Shabeellada Hoose.

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa laga dilay askar tiro badan oo Shabaabku ku sheegeenba illaa Toddobataan, sidoo kale dad rayid ah ayaa ku dhintay weerarka iyo tiro Shabaabka weerarka soo qaaday ah.

image

image

image

image

image

Hub iyo gadiid ciidan ayaa kooxda Shabaabku kala baxeen saldhiga ay weerareen.

Waa markii labaad ee Kooxda Shabaabku Weerarro noocan ah ku soo qaadan ciidanka dowladda inkastoo tiro intaan oo kale ciidan ah aysan hore uga dilin.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s