Xabsi gelinta Maxamed Diinooz

Subaxnimadii Jimcaha 18 bishan Maarso waxaa magaalada Muqdisho lagu xidhay Qoraa Maxamed Xassan Diini (Maxamed Diinooz) isagoo lagu xukumay saddex
billood oo xabsi ah maalinimadii sabtida.
Shirkada Hormuud Iyo Bangiga Salaam ayaa ka dambeeyey xabsi gelinta Maxamed, Iyagoo ku eedeyn inuu ganacsigooda soo farageliyay qoraalna ka qoray.

image

Bil ka hor ayay ahayd markii Maxamed u ku eedeyey nin lagu magacaabo Canjeex oo ka tirsan hawl-wodeenada Bangiga Salaam inuu ugu hanjabay dil.
Maxamed ayaa ahaa hal abuur, Qoraa Madax banaan iyo shaqsi u dooda dadka dulman, carruurta dhibaataysan ee Soomaaliyeed iyo Xaquuqda Xayawaanada sida Bisadaha Iyo Eeyda.
Bangiga Salaam Iyo Shirkada Hormuud ayuu hore ugu eedeyey Maxamed ku tumashada dadka masaakiinta iyo hanjabaado qaar ka mid ah shaqaalaheeda oo xidhiidh la leh kooxaha dadka khaarijiya magaalada Muqdisho.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s