Sucuudiga oo ka farxiyay Shisheeyaha dalkiisa ku nool.

Boqorka dalka Sucuudiga Salman Bin Cabdicasiis ayaa u oggolaaday shisheeyaha wadanka ka shaqeysta inay xaasaskooda keensan karaan dalkaasi halkii hore ay fasax u bixi jireen si ay waqti ula soo qaataan qoysaskooda.

Arrintaasi ayaa farxad gelinaysaa dhammaan dadka dalka deggan oo dhan.

Sharciga ayaa u oggolaan qofka dalkaasi deggan inuu xaaskiisa fiiso ku keensado. Halka markii hore u qofku dalkiisa ama dalka lamaanahiisa noloshu joogo u safar u geli jiray.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s