Dagaalyahano cusub oo lagu arkay deegaan Bandarbeyla u dhow

Wararka laga helaayo deegaanka Tuulada Xer-Quundheed oo ka hooseeya Degmada Bandarbeyla xigtana dhinaca Degmada Qardho ayaa sheegayaa inay halkaasi soo gaareen kooxdii

Argagaxisada Daacish ”IsIs” firxadkoodii.

Waxaana leysla dhexmarayaa inuu hoggaaminyo kooxda Cabdi-Qaadir Muumin oo beesha Cali Saleebaan ka soo jeeda ahna Amiirka Daacish ee Puntland.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s