War Farxad leh ”Wabbiga Shabeelle oo biyo keenay.

Kaddib markii kumanaan qoys oo iyagu ku noolaa gobolada uu maro wabiga Shabeelle ay soo wajahday xaalad nololeed iyo cudurro halakeeyay haweenka iyo caruurta, ayaa waxaa soo baxaya warar farxad leh
oo dib ugu soo celinaya xaaladoodii hore.

Wabiga Shabeelle ayaa biyo keenay, isagoona haatan soo maraya degaanka Far-Libaax oo ka tirsan magaalada Beled Weyne sida ay sheegeen dadka ku dhaqan halkaasi.

image

Biyaha wabiga ee dib u soo noqday ayaa u muuqda kuwo xowli ku socda, iyadoo la filayo in saacadaha soo socdana uu gaaro magaalooyinka Jowhar, Balcad, Afgooye iyo gobollada kale ee dalka.

Sida ay sheegeen dadka aqoonta u leh biyaha wabiga waxay sheegayaan in qulqulka biyaha ay ku socdaan si xowli leh, iyagoona uga digay dadka inaysan horay ka isticmaalin biyahaasi ilaa iyo muddo 24-saac gudahood ah

Xigasho – Somaliwayn.

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s