Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalada Puntland.

Waxaan idiin soo gudbin wararka ugu dambeeyey ee deegaanada Puntland oo maalmahan dambe dagaal ku dhexmarayay kooxo Argagaxiso ah iyo maleeshiyaadka maamulka Puntland.

image

Mid ka mid ah odayaasha deegaanka Garmaal oo la kulmay Kooxahii Argagaxisada ee halkaasi yimmid ayaa u sheegay Telefshin Punland laga leeyahay in maydadka ama dhaawacyada Puntland soo bandhigtay iyo raggii aay la kulmeen labo kala yihiin.

Puntland ayaa qoysaska askartoodii geeriyootay u sheegin ehelkooda iyadoo geeridu gaartay gurri walba balse Puntland waa diiday inay tirada askarta ka geeriyootay sheegto. Halka iyadu leedahay 271 ayaanu Alshabaab ka dilay, 200 in ku dhowna maxaabiis ahaan ayaan u haynaa.

Warbaahinta gudaha ayaa loo diiday inay ka hadasho dagaalo cusub oo ka billowday Agagaarka Qardho oo u dhexeeya Kooxahii baxsadka ahaa iyo Maamulka Puntland.

Kooxda Alshabaab ayaa illaa hadda dagaalka ka hadlin inkastoo warar hoose leeyahiin kooxaha dagaalamaya waa Daacish kuwasoo Alshabaab ka soo goostay doonayayna inay ku biiran saldhiga kooxdaasi ku leedahay gobolka Bari halkaaso u ku sugan yahay hoggaamiyahooda Cabdiqaadir Macallin.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

One thought on “Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalada Puntland.

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s