Puntland oo Argagaxiso cusub qabatay.

Tuulada Dhalinbaar oo 90 KM u jirta Degmada Bander Beyla ayaa waxaa xalay guddoodi lagu soo qabtey 19 firxadkii Daacish (ISIS) oo mid dhaawac yahay
Saaka arrooryadii ayaana la keenay Degmada Qardho.

image

Sirqarsoon.com ayaa oogatay inuu Amiirka Daacish ee Puntland Cabdiqaadir Muumin galay Deegaanka Hul oo ah mid dhamas/DHIR iyo Biyo burqanaya leh, halkaaas oo ay adag tahay sida looga soo saara.

Shalay ayay ahayd markii sidan oo kale dagaalyahano kooxda Daacish ah lagu soo qabtay dagaal ka dhacay deegaanka Xer Quundheed oo Bandar Beyla ka xiga dhinaca Qardhood.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s