Tahniyad dhalasho Cumar Xuseen Iyo Khadiijo Axmed.

Waxaan Halkaan Hanbalyo dhalasho uga direynaa Cumar Xuseen iyo Khadiijo Xaaji Axmed Maxamad Oo Wiil ugu dhashay magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga xalay oo taariikhdu ku beeggeed

26/March/2016, Wiilkaas oo loo bixiyeey Cabdimaalig, Waxaan leennahay Cabdimaalig Cumar Noqo kii Dalkiisa Diintiisa iyo Waliba Dadkiisa Anfaca, Soona Barbaar

Noqo wiil ayaan badan,
karti iyo awood badan,
kii addeeca waynaha,
Waalidkiyo dadkiisaba,
EEBE kaa dhig walad khayr.

image

Tahniyaddan dhalasho waxaa dirayaa Bahda Warbaahinta Sirqarsoon.com

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s