Ganacsade Masaajid dhexdiis lagu dilay magaalada Muqdisho.

Masaajid ku yaalla degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir waxaa xalay gudahiisa lagu dilay Sadde Mahad Dirir oo aha ganacsade Soomaaliyeed.

image

Waqtiga la dilayay Sadde waxaa la sheegay inuu Kitaab qur’aan ah akhrisanayay.

Sadde Mahad Guuleed ayaa ahaa nin caan ka ah magaalada Muqdisho, isagoo aabahiisna ka mid aha golahii wasiirada ee dowladdii Maxamed Siyaad Barre.

Eebbe ha u naxariisto marxuumka waxaa dishay gacan ka xaqdarran.

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s