Sanbalooshe oo Madaxweynaha Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe loo wodo

Warar hoose oo warbaahinta Sirqarsoon heshay ayaa sheegaya in kooxda Damuljadiid ee Madaxweynaha Soomaaliya hoggaamin qorsheyn in Madaxweynaha Maamulka loo samayn gobollada
Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe laga dhigo Cabdullaahi Sanbalooshe oo dhowaan laga qaaday xilka Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkey.

Sanbalooshe ayaa hore u soo noqday Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya. Isagoo xilligana ahaa Danjiraha Soomaaliya ee magaalada Ankara.

Sanbalooshe haddii loo doorto xilka Madaxtinimada maamulka cusub waxay dhabar jebin ku noqon doonta Odayaasha gobolka Hiiraan ee diidday amaradda Madaxweynaha Soomaaliya.

Sirqarsoon@gmail.com 

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s