Cabdiwali Gaas oo durbadiiba billaabay olole odayaasha Puntland lagu kala qaybin

Horjoogaha Puntland Cabdiwali Gaas oo la hadlayay Tvga maamulkiisa ayaa ku tilmaamay qaar ka mid ah odayaasha Puntland kuwa Aragti koobban leh.
Aysana macquul ahayn inay soo xullaan Baarlamaanka soo socda.

image

Gaas ma caddayn odayaasha u hadalka ku socdo. Dad badan ayaana arrinka ku tilmaamay wax lala yaabo madama Horjooge Gaas laftigiisa odayaal xildhibaano ay soo doorteen codkooda u xilka ku hayo.

Hore ayaa loogu xasuusta Cabdiwali Gaas Aflagaado qaawan oo uu u gaystay Madaxdii hore ee Puntland. Iyo Shacabka deeggaanada.

Sirqarsoon@gmail.com

One thought on “Cabdiwali Gaas oo durbadiiba billaabay olole odayaasha Puntland lagu kala qaybin

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s