Hoobiyeyaal caawa magaalada Muqdisho lagu tuuray iyo Ciidanka oo qabtay Bas Hoobiye ka buuxo

Waxaa caawa lagu weeraray wadada loo yaqaano Buundooyinka iyo meel u dhow Hudheelka Mubarak ee jidka Maka-Almukarama Hoobiyeyaal halkaas oo dhaawac ka soo gaaray dad shacab ah.

image

Ciidanka Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay gaari Bas ah oo Hoobiyeyaal saaran yihiin iyo rag ka tirsana kooxaha weerarka soo qaaday.

image

Lamaha Ammaanka ayaa ku mashquulsan arrinta illaa haddana war lagama hayo kooxahan inkastoo la rumaysan yahay inay Argagaxisada Alshabaab ka tirsan yihiin.

image

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s