Yasiin Cabdisamad “15 Cisho gudahood reer Koonfurku ha uga baxaan Puntland”

Yasiin Cabdisamad oo Nabadoon u ah beesha Cumar Maxamuud ee Majeerteen ayaa muddo 15 cisho ah u qabtay dadka Koonfurta Soomaaliya ka soo jeeda inay uga baxaan deeggaanada Puntland. 

image

Waliba wuxuu sheegay haddii aysan uga bixin muddo 15 cisho ah inay la kulmi doonnan waxyeello. 

Wuxuu intaasi ku daray inay taageeri doonan cidii aan awoodin haysana kharash ay ku baxdo.

“Ninna abeeso guriga kuma haysto, waxaan ka codsanayaa dadkaasi intaan wax la yeelin naftooda, maalkooda inay si nabadgelyaa ugu noqdaan deeggaanadooda,  dadwaynaha waxaan ka codsanayaa in mudo 15 maalmood ah siiyaan dadkaasi, ciddii awoodina in la taageero”

Ninka sidaas leh waa Nabadoon beel Soomaaliyeed, dadka u leeyahay ha ka baxaan Puntland ama gobolka Mudug waa dad Soomaaliya. Isaguna waa shaqsi Soomaaliya. Dadka beesha u metelo waa kuwa fikirkiisa la qaba. Runtii waa wax laga argagaxo waxaa Puntland ka socdaa.

Sirqarsoon@gmail.com

One thought on “Yasiin Cabdisamad “15 Cisho gudahood reer Koonfurku ha uga baxaan Puntland”

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s