Cabdirashiid Xiddig “Soomaalilaan waa inay iska soo celiyaan lacagtii Dowladdu siisay”

Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha  Cabdirashiid Maxamad Xiddig ayaa waxaa uu sheegay in abaaro xooggani ay ka jiraan qaar ka mid ah goballada dalka Soomaaliya isla markaana haddii ay goballada Soomaalilaan

ay ka curteen roobabkii Gugu ay iska soo celiyaan lacagtii gurmadka abaaraha ee rer Soomaaliya ku caawiyeen waxii aanay ka isticmaalin wuxuuna sheegay in gaar gaar loogu geyn doono dadka ay abaaruhu ku haystaa goballada dalka.
image

Wasiiru dowlaha ayaa waxaa uu hadalkan ka sheegay mar u soo dhoweynayay qaar ka mid ah Waftigii Soomaaalilaan booqday. Oo dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho.

“Goballo balaadhan oo dhinaca koonfurta ah wali roob kamuu da,in Puntland laga soo billaabo illaa koofurta gobalo ka mid ah wali roob muu helin isla markaana mid la mid ah abaartii goballadii waqooyiga ayaa ka jirta, Markaas maanta waxaa la rabaa idiinka oo aan kaba iska baxin in aad hawshaas wax ka qabataan, intii aad maqnaydeen hay’aadihii waan la kulanay shalayna waxaanu la kulany kuwii islaamka ahaa , haddii ay markaas hay’aaduhu wax ina siiyaan waxaa la keeni doona marka uu roobku in helo oo way la habsaamayaan markaas waxaa la rabaa lacagtii aynu iska uruurinay waxii aad hayseen iyo waxii aynu hayno in aynu booyado biyo ah ugu geyno, Dhulkaa reer Somaliland na hadii uu roob ka da,ay inta ka hadhey lacagtii caawimada waa in ay inagu soo wareejiyaan ayaa laga rabaa” ayuu yidhi wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha dowladda faderaalka ee dalka Soomaaliya Cabdirashiid Xiddig. 

Sirqarsoon@gmail.com

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s