Raggii ka dambeeyey dilkii Wariye Hidaayo Xaaji oo la toogtay.

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Soomaaliya waxay Xukun Toogasho ah ku fulisay Saaka Cabdirisaaq Maxamed Baroow iyo Xasan Nuur Cali Faarax oo horay loogu helay Dambiga ah inay dileen Allaha u Naxariistee Marxuumad Hindiya Xaaji Maxamed oo ahayd Wariye ka tirsan Radio Muqdisho iyo SNTV. Iyadoona Toogashaddu ay ka dhacday Fagaaraha Cadaaladda ee Dugsiga Sare ee Booliska Gen Kaahiye.

image

3 Disember ee sannadkii tegey ayay ahayd markii Wariye Hidaayo Xaaji u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax raggan maanta la toogtay gaarigeeda ugu xireen iyadoo horena kooxaha Argagaxisadu u dileen ninkeedii Wariye Liibaan Cali Nuur.

Alshabaab ayaa intaa badan dilal la beegsada wariyeyaasha Soomaaliyeed oo ay u arkaan kuwa halis ku ah dhagartooda.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s