Raaf dhallinyarada oo magaalada Boosaaso ka billowday Iyo Saraakiisha ciidankoo ka qaybgelin.

Dhinaca Bari ee magaalada Boosaaso waxaa ka billowday raaf dhallinyarada lagu urursanayo, illaa 200 in ka badan ayaa habeenkii xalay ahaa la dhigay xabsiga. dhallinyarada ugu badan ayaa xalay laga kaxaystay garoon
kubadda cagta ah oo ku yaalla xaafada Buulo-Eelay.

Raafka  dhallinyarada ayaa ka billowday dagaal ku dhexmaray dhalinta xeebta magaalada Boosaaso, iyadoo dagaalku ku billowday kubad. warar hoose oo Sirqarsoon.com heshay ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamadu qayb ka yihiin khilaafka dhallinyarada iyagoo koox dhallinta ka mid ah lacago ku siiya dagaalka si loo helo dhaqaale. mid kasta oo dhallinyaradda ka mid ah xabsina la geliyo waxaa lagu soo fasaxa lacag dhan $50 dollar ama ka badan.

Sarakiisha ayaana ka qaata waalidka ilmaha lacagaha haddii kale ubadkaasi waxaa loo gudbiyaa xabsiga magaalada Boosaaso halkaasi oo ay ku qaadan waqti aad u badan. taasi oo dhib u keeni kartaa tacliintooda iyo hawlmaalmeedkooda.

Sirqarsoon@gmail.com

Advertisements

Reeb Fariin

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s